DiscoverOgaalka Ruuxda | Nazreen zallahMaxaan ka bartay aayadaha ugu horeeya suuratul baqra| Muhiimada Qur.aanka
Maxaan ka bartay aayadaha ugu horeeya suuratul baqra| Muhiimada Qur.aanka

Maxaan ka bartay aayadaha ugu horeeya suuratul baqra| Muhiimada Qur.aanka

Update: 2024-01-22
Share

Description

Ruuxdaada cibaadada iyo qur.aanka ku ilaali, marxalada dhalinyarnimadana  ilaahay xadhigiisa adkee

Xalqadan  waxaan kaga hadlay faa.idooyinka qur.aanka. Waxaan kaga hadlay wax-yaalo aan  ka bartay aayadaha ugu horeeya suuratul baqra. Waxaan kaga hadlay marxalda dhalinyarnimada iyo dhibteeda, waxaan kaga hadlay toosnaanta, dhawrsoonaanta iyo hanuunkaba in rabbi cidda uu doono uu waafajiyo.

Comments 
In Channel
loading
00:00
00:00
x

0.5x

0.8x

1.0x

1.25x

1.5x

2.0x

3.0x

Sleep Timer

Off

End of Episode

5 Minutes

10 Minutes

15 Minutes

30 Minutes

45 Minutes

60 Minutes

120 Minutes

Maxaan ka bartay aayadaha ugu horeeya suuratul baqra| Muhiimada Qur.aanka

Maxaan ka bartay aayadaha ugu horeeya suuratul baqra| Muhiimada Qur.aanka

Nazreen Zallah